Daawo Sawirada : Ciidamo loo diyaariyay in Al Shabaab ka saaraan deegaano ay heestaan

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta booqasho ugu tegay ciidamada xoogga dalka ee qeybta ka qaatay xoreynta Xudur, Ciidamo ka tirsan Koonfur Galbeed iyo ciidamo tababar kasoo baxay, oo la qarameynayo si ay qayb uga noqdaan ciidanka xoogga dalka ee loo qorsheynayo xoreynta deegaannada al shabaab uga sugantahay gobalka … Continue reading Daawo Sawirada : Ciidamo loo diyaariyay in Al Shabaab ka saaraan deegaano ay heestaan